Tababaraha Manchester United, Erik ten Hag, ayaa markii ugu horreysay si cad uga hadlay dareenkiisa ku aadan in uu kooxda ka tagayo khudabadiisii waxaa uu kusoo qaatay in uu aad u amaanay tageerayaashiisa isagoo umuujinaya ixtiraam waxana uu yidhi “Taageerayaasha Manchester United aad ayaan idinku mahad celinayaa mar walba waad na garab taagnaydeen waqtiyadii adkaa ee nasoo maray xitaa markan ku cayaarayno meelo kale waxad ahaydeen ku nadhiiri galiya "
Waxa uu hadalkiisa kusii daray in uu aad uga xunyahay katiga taanka kooxda sidoo kale waxa uu siiraciyay intaas in uu kooxda markii horaba uyimid in uu jabtar ku yeesho Man united Wana uu ku yeeshay waxana uu kooxada la qaaday laba cup .
Ten Hag ayaa si gaar ah uga hadlay qorshihiisa muddo-dheerka ah, isagoo sheegay inuu rabay inuu dhiso koox isku dhafan oo ku guuleysata tartamada ugu waaweyn waxaana uurabay in riyooyinkiisa kuso bandhigo kooxda man united.
Erik ten Hag wuxuu yiri: “Waxaan ogahay in waajibaadka laga doonayo tababare Manchester United ay yihiin kuwo aad u sarreeya. Culeysyo iyo caqabado badan ayaan wajahay, waana qayb ka mid ah shaqada.
0 Comments